ogeysiis
Bareyaasha Sharafta leh
Isku soo noqod wanaagsan ..Allaha naga aqbalo acmaashi wanaagsanayd ee Ramadaan…
Sida aan la wada socono waxaa noo bilaabmi doono imtixaanka Mid termka 27/04/2024 , Saas darteed waxaan ka codsanaynaa Barayaasha sharafta leh in ay soo diraaan Imtixaaanada ugu danbayn 18/04/2024 oo ku beegan maalin Khamiista. ..
si waqti loogu helo koobiyaynta iyo xir xiridda Imtixaanka
Mahadsanidiin .